dab maanta gelenkii hore ka kacay guri ku yaala magaalada ceerigaabo oo uu ku geeriyooday hal cunug laba kalena ku dhaawacantay

May 28, 2008 samatar

dab maanta gelenkii hore ka kacay guri ku yaala magaalada ceerigaabo oo uu ku geeriyooday hal cunug laba  kalena ku dhaawacantay

 

 

 

28/05/2008 samatar dab laxaadle ayaa maanta qabsaday guri ka mida guryaha magaalada ceerigaabo dabkaasoo keenay khasaare laxaadle ayaa waxaa ku geeriyooday hal cunug halka ay laba kalena ku dhaawacmeen

dabakan ayaa waxaa uu ka dhashay koronto ku jirtay guriga halkaasoo makii shilku dhacayna ay ka maqnaayeen waalidkii dhalay caruurta

dhaawicii soo gaadhay labada caruura ayaa waxaa haatan lagu hayaa cusbitalka guud ee magalada sida uu sheegay madaxa waadhka TB da mr faarax

waxaa ilaa iyo haatan la ogayn waxaa dhaliyay dabkan ayaa hadana waxaa baadhitaaano ka wada goobta shilku ka dhacay ciidamada booliska

dabkan ayaan ahayn markii ugu horaysay oo sidan oo kale guryo u gubtaan balse marka loo eegu kuwii hore waa uu ka khasaare badan yahay

farhan mohamoud

farhan143@hotmail.com

Entry Filed under: Uncategorized

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Trackback this post  |  Subscribe to comments via RSS Feed

Pages

Categories

Calendar

May 2008
M T W T F S S
    Aug »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  

Most Recent Posts

 
%d bloggers like this: