Shir ay wada yeesheen Hay’ada German Agro Action(GAA) iyo Hay’ada SEEYO

May 28, 2008 samatar

Shirkan oo  ay ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiinta  Hay’ada German Agro Action(GAA) iyo Hay’ada SEEYO oo ku qabsoomay xurnta SEEYO  ayaa ahaa mid ay muhimadiisu ahayd sidii loo xoojin lahaa xidhiidhka u dhexeeya hay’ada German  Agro Actio iyo SEEYO.

iyadoo ay hay’ada SEEYO wado mashruuc aad u balaadhan oo ku wajahan kaymaha iyo sidii dib u dhis loogu samayn lahaa meelaha dhirtu ka nabaad guurtay ee ku xeeran buuraha DAALO, CAL MADAW iyo SURUD.

ha’ada SEEYO oo  lagu yaqaano dib u hagaajinta deegaanka  iyo waxbarashada ayaa mar walba waxay  la garab taagan hay’ada German Agro Action (GAA) wax walba oo taageero ah oo ay uga baahanyihiin.

waxa shirkan aan ka maqnayn isaguna Mr benham oo ah co-ordinatorka u fadhiya hay’ada (GAA) magaalada nairobi ee dalka Kenya, isagoo u rajeeyey labada hayadoodba  in ay noqdaan  mustaqbalka dhow kuwo aduunka oo dhan aad looga yaqaano .

waxa isaguna halkaa ka hadlay madaxa hay’ada GAA u jooga gobolka Sanaag Mr Daniel bronkal oo  ay hadaladiisa ku dheehnaayeen muxubo iyo kalgacal uu u hayo dadka reer somaliland gaar ahaan magaalda aan joogo ee ceerigaabo ayuu yidhi.

isagoo hadalkiisii sii wata wuxuu yidhi hay’ada SEEYO maaha mid aan maanta baranayo ee waxaanu isnaqaanay benham ka hor, ha’ada SEEYO oo ah mid gobolka sanaag aad looga yaqaano ayuu yidhi waxaan rajaynayaa in hadaad dadaalkiina sii wadaan aad dhaafi doontaan hay’ado badan oo ka jira wadanka Germany oo aan sidiinaa wax u qaban ee iskaga magcaaban uun .

waxa ugu danbayntii soo gabagabeeyey shirkaa gudoomiyaha ururka SEEYO Nuura Ahmed Farah oo aad u soodhoweysay Mr benham guula u rajaysay labada hayadoodba .

 

 

MUUQAALKA LABADA WEFTI EE SEEYO &  GAA

Mr daniel bronkal iyo Benham oo jooga xarunta waxbarashada ee SEEYO iyagoo waraysanya maamulaha dugsiga SEEYO Mr Salah A/rahman Jama 

 

farhan143@hotmail.com

Entry Filed under: Uncategorized

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Trackback this post  |  Subscribe to comments via RSS Feed

Pages

Categories

Calendar

May 2008
M T W T F S S
    Aug »
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  

Most Recent Posts

 
%d bloggers like this: