Hal qof ayaa dhintay saddex kalena waa ay ku dhaawacmeen weerar lagu qaaday reer reemiyi ah degaanka Gudhmaan habeenkii sabtida

samatar Agbaaro 4:00 am ayaa waxay ahayd markii la dilay Hooyo Khadiijo Jaamac cabdi oo 55 jir ahayd iyo caruurteedii oo saddex ahayd oo ay soo gaadheen dhaawacyo kala duwan oo ay qaarkood halis yihiin.
Waxaa isla markiiba goobtaa gaadhay dhakhaatiir iyo ciidamada booliska oo soo qaaday maydkii iyo dhaawicii waxaana ay ku daba jiraan gacan ku dhiiglihii falkan geystay sida uu u xaqiijiyay Warsan Taliye ku xigeenka qaybta gobolka siciid cabdi
Waxaa haatan cusbitalka ku sugan dhamaan qoyskii uu khasaaruhu soo gaadhay waxaana ay maamulka iyo waxgaradka magaaladu wadaan dadaal lagu doonayo sidii loo soo qaban lahaa gacan ku dhiiglihii falkan geystay iyadoo ay fidmaduna ka bilaabantay cishiimo dhul daaqsimeed
Waxaan aan ku booqday cusbitalka magaalada ceerigaabo dhamaanba dadkii dhawacu soo gaadhay waxaana ka waraystay mid ka mida qoyska dhibaatadu soo gaadhay
Waakan yuusuf Cali Mataan oo sharaxaad ka bixinaya

Waxay ahayd 4:00 am ka dib markii lagu soo weeraray godmo reerkan dhibaataddu soo gaadhay waxaana soo weeraray laba nin oo ku hubaysan godmo iyo budhad
Waxayna ku bilaabeen reerkii oo hurda waxay qudha ka jareen Hooyo KHadiijo jaamac cabdi waxay kale oo dhaawac soo gaadhsiiyeen farxaan cabdi mataan oo ah 15 jir oo madaxa ka qaba laba godmood waxaa kale oo jira laba hablood oo 20 jir iyo 12 jir kala ah oo dhaawacu soo gaadhay

Dhinaca kala dawlada, cuqaasha iyo wax garadka kale ayaa maanta lagu wadaa inay baxan oo ay isla goobta shilku ka dhacay tagaan

Dhibaatadan ceshiimada ah ayaa ah mid mar walba soo noq noqota taasoo xilliga dooga iyo xiliga abaartaba mid jirta ah isla markaana ay dadku isu isticmaalan hubka noocyadiisa kala duwan
farhan mohamoud hidig
farhan143@hotmail.com

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Trackback this post  |  Subscribe to comments via RSS Feed

Pages

Categories

Links

Meta

Calendar

December 2016
M T W T F S S
« Sep    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  

Most Recent Posts

 
%d bloggers like this: