warqad qoraal ah oo ay soo saareeen gudida dayaxa oo ka tarjumaysa qaylo dhaan masiibo dabeeci ah

KU HAY’ADA GERMAN AGRO-ACTION

OG: ISUDUWAHA WASAARADA BEERAHA G/SANAAG           Date: 12/05/2008

 

Ujeedo: Baaq qaylo dhaan masiibo dabeeci ah

 

Hadii aanu nahay waayeelka gudida beesha dayaxa waxaanu idin ogaysiinaynaa inay ku timi aafo dabeeci ah Beerta ilma maxamuud xidig ee degaanka dayaxa taas oo ah dhul hoos u go’ay (cave in) beerta dhexdeeda  taasoo muddo hore duntay ka dibna ay sii caawiyeen daadad wiigan u danbeeyay ku soo rogmaday.

Meeshan Go’day ayaa hada u kala fidaysa afarta dhinac ee beerta oo geysatay khasaare badan oo beerta iyo dalagiiba  ah haatana qarka u sii saraan geed weyntii oo hadii aan si deg deg ah wax looga qaban khasaare kale oo laxaadle keeni karta isla markaana aan loo dhowaan karayn beerta gudeheeda.

Hadii aanu nahay waxgaradka iyo gudida dayaxa waxaanu ugu baaqaynaa hay’ada GAA inay gurmad deg deg ah la soo gaadhaan taasoo ay la kaashanayaan gudoomiyaha Gudida dayaxa

 

 

ALLA MAHAD LEH

 

LIISKA MAGACYADA GUDIDA DAYAXA:

  1. Yuusuf X. Faaraxa
  2. Siciid  Xasan Abti Doon
  3. Aadan Eeraan Maxamuud
  4. Siciid Xasan Qawle
  5. Cabdi Max’ud Jaamac
  6. Ismaaciil Xuseen Dhoobay

 

 

Approved By:

Yousuf Haji Farah

Chairperson Of Dayaha Committee

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Trackback this post  |  Subscribe to comments via RSS Feed

Pages

Categories

Links

Meta

Calendar

December 2016
M T W T F S S
« Sep    
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  

Most Recent Posts

 
%d bloggers like this: