wiil ay dhaleen labadii Afduube ee Bariga Sanaag oo dedaal ugu jira sii deyntooda

by Farhan Mohamoud hidig

(samatar)Ceergaab 08/08/2008, Laba lamaame oo u dhashay dalka Jarmalka oo bil kahor lagu afduubay bariga gobolka Sanaag laguna haysto Buurta Calmadow ee aaga Laasqoray iyaga oo niman dabley ahi ka soo afduubeen biyaha gacanka cadmeed iyaga oo watey Doon nooca dalxiiska ah oo ay wateen. ayaa wiil ay dhaleen oo hada ku sugan Dalka Jabuuti ayaa dedaal ugu jira sii deyntooda
(8/8/2008)
>> More

wiil ay dhaleen labadii Afduube ee Bariga Sanaag oo dedaal ugu jira sii deyntooda

Labadii qof ee ku afduubnaa bariga Sanaag oo wiil ay dhaleen dedaal ugu jiro sii deyntooda
Laba lamaame oo u dhashay dalka Jarmalka oo bil kahor lagu afduubay bariga gobolka Sanaag laguna haysto Buurta Calmadow ee aaga Laasqoray iyaga oo niman dabley ahi ka soo afduubeen biyaha gacanka cadmeed iyaga oo watey Doon nooca dalxiiska ah oo ay wateen.

Iyadoo ay soconayaan dedaalo lagu sii doonayo in lagu sii daayo labada qof ee u u dhashay dalka jarmalka ayay warar hoose oo aanu ka heleeyno aagaa afduubku ka dhacay waxaa ay sheegayaan in ay wadaan dedaalo lagu doonayo in lagu soo daayo labda qof ee la agduubey bilihii la soo dhaafay laguna heysto buurta caalmadoow degmada Laas qoray

Odayaasha deegaankaa afduuubku ka dhacay ayaa ku hawlan sidii loo deyn lahaa dadkaa heysto wararku waxaa kale oo ay sheegayaan in ay wadaan wada hadalo lagu doonayo in dadkaasi lagu sii daayo waloow aan la cadeyn in ay madaxfurasho ah lagu sii deeyn doono

isla markan waxaa ay horay u sheegeen in ay doonayaan lacago gaadhaya 100 milayan oo doolarka maraykanka ah. Magaalo madaxda dalka Jabuuti ayaa waxaa jooga hada wiil ay dhaleen labada afduubane ee jarmalka u dhashay isaga oo si weyn ugu ololeeynayo sidii loo sii deyn lahaa labadaasi qof.

Iyada oo laga yaabo inay goor dhow warar dheeraad ahi ka soo baxaan sii deyntooda, hadaba afduubkaas oo ahaa kii ugu dheeraa kana dhaca aagaasi amaba kii koowaad ahaa ayaad moodaa maamulada ka jira aagaasi inay ka mindi dhigeen inay xoog ku muquuniyaan afduubayaasha iskasta oo ay dedaalo dheeraad ah ay galeen shacab iyo dawladba hadna weli laguma guulaysan

Leave a comment

Trackback this post  |  Subscribe to comments via RSS Feed

Pages

Categories

Links

Meta

Calendar

May 2024
M T W T F S S
 12345
6789101112
13141516171819
20212223242526
2728293031  

Most Recent Posts